Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo La Soo Wareegtay

focus

Somaliland Oo Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo La Soo Wareegtay

Somaliland Oo Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo La Soo Wareegtay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland iyo masuuliyiin katirsan xukuumadda ayaa maydka marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar kagala wareegay Dawladda Jabuuti garoonka diyaaradaha ee Hargaysa.

Marxuum Ibraahim Jaamac Samatar ayaa ku geeriyooday dhawaan dalka Turkiga oo xaalad caafimaad loogu qaaday.

More in focus

To Top