Connect with us

somalilandtoday.com

Togdheer: Beesha Degaanka Abokor Axmed Oo Kulan Baalladhan Ku Soo Bandhigay Murashaxiinta Laysku Raacay Ee U Sharaxan

focus

(SLT-Burco)- Beesha Axmed Faarax ee degaanka Togdheer ayaa kulan ballaadhan oo Alle bari iyo duco aha ku qabtay Degmada Qoryaale.

Kulankan oo ay isugu yimadeen Dad ka badan 2000, oo ruux ayaa waxay Beesha Abokor Axmed ku shaciyeen Murashaxiinta dhammaan ardaayada Beesha, cuqaasha, guddida guud, ganacsatada iyo waxgaradku isku raceen ay yihiin Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo Suldaan Jaamac Nuux oo u kala sharaxan golaha Wakiilada iyo degaanka Burco.

Kulankan ballaadhan ee beeshu qabsatay oo noociisu ku cusbaa Gobolka waxaa lagu casuumay siyaasiga rerka Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Madaxda Xisbiga Waddani.

Gebo gebadii kulankaas waxay baaq u direen cid kasta oo beesha ka tirsan inay maalinta codaynta u codeeyaan labada Musharax ee Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo Suldaan Jaamac Nuux oo ay ku tilmaameen ragg xul ah.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top