Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Maalgashiga, Oo Ah Xeer Lagu Hagi Doono Maalgashadayaasha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Gudaha Somaliland.

focus

(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Xeerka Maalgashiga, kaasi oo muddo badan la sugaayay.

Xeerkan ayaa ah mid lagu hagi doono maalgashadayaasha caalamiga ah iyo kuwa gudaha, iyadoo xeerkani uu wax badan ka tari doono maalgashiga Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top