Connect with us

somalilandtoday.com

Waddadii Cabbaaye Oo Roog La Dhigay

focus

Waddadii Cabbaaye Oo Roog La Dhigay

Waddadii Cabbaaye Oo Roog La Dhigay

(SLT-Hargeysa)-Waxa la dhammaystiray inta badan dhismaha waddada Cabbaaye

Waa markii ugu horraysay oo dib loo dhiso waddada Cabbaaye tan iyo markii la dhisay oo ahayd wakhtigii dawladdii Siyaad Barre, marka laga reebo Maayir Xuseen Maxamud Jiciir oo mar kabkab wanaagsan ku sameeyay wakhtigii dawladdii Madaxweyne Riyaale.

Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Maayir Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa ku guulaystay inay dib u dhis ku sameeyaan waddada Cabaaye oo ah muddo muhiim u ah isku socodka magaalada Hargeysa.

More in focus

To Top