Connect with us

somalilandtoday.com

Puntland: Ciidamo Gadoodsan Oo Muddo Toddobaad Ah Xidhay Waddada Xidhiidhisa Garoowe Iyo Gaalkacayo.

focus

(SLT-Garoowe)-Ciidamo gadoodsan oo mushahar la’aan ka cabanaya ayaa muddo toddobaad ku dhow qabsaday waddada xidhiidhisa Garoowe iyo Gaalkacayo.

Wafti heer wasiir ah oo la filayay i ay gaadhaan degmada Xarfo ee gobolka Mudug, si ay ciidamo tababar ugu soo xidhaan ayaa ka baaqday halkaasi.

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka Puntland ay qorshaynayaan iney diyaarad ku tagaan Gaalkacyo.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top