Connect with us

somalilandtoday.com

Axmed Madoobe Oo Xilka Ka Qaaday Cabdirashiid Janan

focus

Axmed Madoobe Oo Xilka Ka Qaaday Cabdirashiid Janan

Axmed Madoobe Oo Xilka Ka Qaaday Cabdirashiid Janan

(SLT-Kismaayo)-Warqad kasoo baxday madaxweynaha Jubaland ayaa xilka lagaga qaaday wasiirkii amniga Jubaland Cabdirashiid Janan.

Jubaland kama hadlin sababta xilka ka qaadista loogu sameeyay Janan.

Arrintani ayaa kusoo aadeysaa xilli Cabdirashiid Janan iyo dowladda federaalka uu u socdo wadahadallo.

CabdirashidJanan ayaa shalay xaqiijiyay in wadahadallo uu u socda isaga iyo dowladda Soomaaliya balse wax heshiis aanan weli la gaadhin.

More in focus

To Top