Connect with us

somalilandtoday.com

Guddida Ka Hortagga Iyo Xanuunka COVID-19 Oo Go’aamo Soo Saaray

focus

Guddida Ka Hortagga Iyo Xanuunka COVID-19 Oo Go’aamo Soo Saaray

Guddida Ka Hortagga Iyo Xanuunka COVID-19 Oo Go’aamo Soo Saaray

(SLT-Hargeysa)-Khatarta xanuunka COVID-19 uu ku hayo ummadda Jamhuuriyadda Somaliland waa mid maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaysa.

Guud ahaanba gobollada dalka, min bari ilaa galbeed, xawaaraha uu xanuunka COVID-19 ku fidayo, tirada dadka uu soo ridayo iyo dadka inagaga dhimanayaba si weyn ayay u kordheen, sida ay muujinayso shaxda hoose:

More in focus

To Top