Connect with us

somalilandtoday.com

Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Gobolka Togdheer Oo Laga Helay COVID-19

focus

Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Gobolka Togdheer Oo Laga Helay COVID-19

Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Gobolka Togdheer Oo Laga Helay COVID-19

(SLT-Burco)-Masuuliyiinta gobolka togdheer qaar ka mid ah ayaa laga helay xannuunka covid-19.

Taliyaha ciidanka asluubta togdheer, gudoomiyaha komishanka ee gobolka iyo maayirkii hore ee magaaladda burco, dhegolaab ayaa laga helay xannuunka coronavirus.

Masuuliyiintan oo ka mid ah kuwo udub dhexaad u ah shaqada gobolka, ayaa hadda la tacaalaya xaaladooda caafimaad.

Xanuunka Covid-19, ayaa si hawli ah ugu faafaya guud ahaan somaliland. 

More in focus

To Top