Connect with us

somalilandtoday.com

Farmaajo Oo Qaatay Tallaalka Cudurka COVID-19

focus

Farmaajo Oo Qaatay Tallaalka Cudurka COVID-19

Farmaajo Oo Qaatay Tallaalka Cudurka COVID-19

Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay tallaalka Cudurka COVID-19

Farmaajo ayaa yidhi “Masuuliyad adag ayaa inaga saaran daryeelka muwaadiniinteenna si aan uga hortagno in uu soo rito cudurkan safmarka ah ee dunida aafeeyey. Muhiimadda ugu weyn waa in aan dadaal kasta gelinnaa ka hortagga cudurkan innaga oo xoojineyna tayada iyo adeegyadeenna caafimaad.”

More in focus

To Top