Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Saleebaan Oo Xaalad Caafimaad Oo La Xidhiidha Tallaalkii Covid-19 Ee Uu Qaatay Dalka Dibadiisa Ugu Baxayo.

focus

Guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland mudane, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa shèegay in xaalad caafimaad oo la xidhiidha tallaalkii Covid-19 ee uu qaatay u dalka dibadiisa ugu baxayo.

Guddoomiyuhu waxaa uu mudanayaasha ka codsaday in ay u soo duceeyaan.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka isbarkan ee dalka ka dhici doona, halkan hoose ka Daawo

More in focus

To Top