Connect with us

somalilandtoday.com

Laba Murrashax Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE

focus

Laba Murrashax Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE

Laba Murrashax Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE

Laba Murrashax oo Xisbiga Kulmiye ka sharaxayey Gobolka Togdheer oo kala ahaa Cabdilahi Yuusuf oo Golaha Wakiilada u sharaxnaa iyo Suldaan Jaamac Golaha Deegaanka ee Burco u sharaxnaa ayaa u gudbiyey Xisbiga Kulmiye Warqada Iscasilaadooda.

Xubnaha ayaa iska sharaxay Xisbiga Waddani

More in focus

To Top