Connect with us

somalilandtoday.com

Afar Qof Oo Laascaanood Ugu Dhintay Xanuunka COVID-19 Iyo Tiro Badan Oo Laga Helay

focus

Afar Qof Oo Laascaanood Ugu Dhintay Xanuunka COVID-19 Iyo Tiro Badan Oo Laga Helay

Afar Qof Oo Laascaanood Ugu Dhintay Xanuunka COVID-19 Iyo Tiro Badan Oo Laga Helay

(SLT-Laascaanood)-Afar qof ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ugu geeriyooday Xanuunka Safrmarka ah ee Covid-19.

Isuduwaha wasaaradda horumarinta Caafimaadka ee gobolka Sool, Dr Maxamuud Xaaji Khaalif oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xanuunka laga helay soddon iyo todoba qof bishii ugu danbaysay islamarkaana ay u geeriyoodeen afar ruux.

Xanuunka Dilaaga ah ee covid-19 ayaa dib ugusoo laba kacleeyey Jamhuuriyadda Somaliland xilli ay shacabku ka cago jiidayaan fariimaha caafimaad ee ay la wadaagayso wasaaradda horumarinta Caafimaadka.

More in focus

To Top