Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Sannadeedkii Ka Hor Jeedin Doono Golleyaasha Wakiillada Iyo Guurtida

News

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane, Saleebaan Maxamuud Aadan,  ayaa ku wargaliyay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii ka hor jeedin doono golayaasha qaranka.

Guddoomiye waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyeen in maalinta Isniinta ay sagaalka subaxnimo ay ka soo xadiran xarunta golaha baarlamaanka.

More in News

To Top