Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga KULMIYE Oo Diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo U Sharraxnaa Golaha Deegaanka Hargeysa.

focus

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga KULMIYE ayaa diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame, oo u sharraxnaa golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa.

Xisbiga ayaa sheegay in musharrax ka soo jeeda deegaankiisa uu ka sharraxan yahay xisbiga kaas oo isaga ka soo horreeyay..

Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa ahaa guddoomiyihii hore ee guddida Doorashooyinka Somaliland.

More in focus

To Top