Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Shaacinta Musharrixiinta Isku Sidkan Ee Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Caasimadda Hargeysa Iyo Degmada Balli-gubadle.

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weyelinayaan Madaxda ugu sarreysa Xisbiga ee Hoggaanka & Fulinta ah ayaa maanta Hargeysa kaga qeyb galay Xafladda Shaacinta Musharrixiinta isku sidkan ee Golaha Wakiilada iyo Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa iyo Degmada Balli-gubadle.

oo kala ah:
1-Mudane Farxaan Muuse Iimaan oo ah Musharraxa Golaha Wakiilada JSL ee Gobolka Maroodijeex.
2-Mudane Cabdillaahi Maxamed Gaaxnuug [Aar], Musharraxa Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa .
3-Mudane Ibraahin Cabdillaahi Khaliif [Shoombe] Musharraxa Golaha Deegaanka ee Degmada Balli-gubadle.

Munaasibadda Xafladda ayaa waxaa ka soo qeybgalay kumannaan ka tirsan taageerayaasha iyo dadka deggan deegaanka ay ka soo jeedaan Musharrixiinta uu Xisbiga WADDANI uu maanta guddoomay.

More in focus

To Top