Connect with us

somalilandtoday.com

Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Oo Is-casilay.

focus

Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Oo Is-casilay.

Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Oo Is-casilay.

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi iska casilay.

Maxamuud Warsame Jaamac ayaa dhan kale sheegay in uu u tartamayo xildhibaan Golaha Wakiillada ah.


Somalilandtoday kala soco warkan oo faah-faahsan

More in focus

To Top