Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda Caalamiga Ah HAGUE Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ee Ay Bilaamayso Dhagaysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya

focus

(SLT-Nairobi)-Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay kiiska muranka dhanka badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ku sheegtay in dhagaysiga kiiskaasi uu furmayo maalinta Isniinta ah ee 15 bishaan march marka saacaddu ay tahay 3 p.m.

Hore ayaa maxkamaddu u sheegtay in dhagaysiga kiiskaasi uu dhacayo taariikhda kor ku xusan, kaddib markii dhowr jeer oo hore dib loo dhigay.

Dadka ka qayb geliya dhagaysiga dacwadda ayaa loogu baaqay in lifaaqa ay uga qayb geli doonaan ay ka helayaan bogga maxkamadda.

Waxaa sidoo kale qoraalka lagu xusay in faahfaahinta jadwalka dhagaysiga oo dhammaystiran gadaal laga soo sheego doono.

More in focus

To Top