Connect with us

somalilandtoday.com

Abaanduulaha Koowaad Millatariga Somaliland Oo Kormeeray Jiida Hore Fadhiisimada Ciidamada Qarankaee Tukaraq, Beeniyay Warar Laga Faafiyay

focus

(SLT-Tukeraq)-Abaanduulaha Koowaad Ciidamada Qaranka Somaliland Sarreeyo Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale Afguduud ayaa beeniyay warar laga faafiyay Ciidamada soona kormeeray Jiida hore Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Gobalka Sool ee Tukaraq.

Abaanduulaha Ciidamada Qaranka ayaa waxa Socdaalkan ku wahelinayay Guddoomiyaha Gobalka Sool Cabdiqani Jiidhe iyo Taliyaha Aaga Bari Ciidamada Qaranka Sarreeyo Guuto Cali Bare Xuseen Afhayeenka Ciidamada Qaranka Gaashaanle sarre Cabdiraxmaan Cabdilaahi, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top