Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Wafti Culus Oo Ka Socda Beesha Caalamka

focus

Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Wafti Culus Oo Ka Socda Beesha Caalamka

Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Wafti Culus Oo Ka Socda Beesha Caalamka

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro oo ay wehelinayaan Hoggaanka Sare ee Xisbiga ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wefdi ka socda Saaxiibada Somaliland & daneeyayaasha Dimuqraadiyadda.

Wefdiga ka socday Beesha Caalamka ayaa isugu jiray wufuud ka kala socda EU, UN, Britain, Sweden, Denmark, iyo Germany oo dhammaantood ah saaxiibada Somaliland ka taageera doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda.

Xisbiga WADDANI iyo Wefdiga Beesha Caalamka ka socda ayaa isla falanqeeyey isla markaana ka wada hadlay arrimaha habsami u socodka howlaha u diyaar garowga doorashooyinka isku sidkan ee ku muddeysan in ay dhacaan 31 may 2021.

More in focus

To Top