Connect with us

somalilandtoday.com

KULMIYE Oo Lacagtii Ka Dhaafay Qaar Ka Mid Ah Musharaxiinta U Tartamaya Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka

focus

Xisbiga Kulmiye ayaa ka dhaafay lacagtii uu Xisbigu ka qaadi lahaa qaybo ka mid ah musharaxiinta Xisbiga Kulmiye ee doorashooyinka golayaasha deeganka Iyo Wakiilada Somaliland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska gudoomiye ku xigeenka, labbaad ee Xisbiga Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere ayaa lagu sheegay in musharaxiinta beelaha laga tirada badan yahay iyo musharaxiinta haweenka ah ee Xisbiga Kulmiye u matelaaya golayaasha deeganka iyo Wakiilada Somaliland in laga dhaafay lacagta Xisbiga ay u shubi lahaayen oo ka mid ah shuruudaha aqbaalada musharaxiinta Xisbiga.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top