Connect with us

somalilandtoday.com

Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Dib U Qaatay Kaadh-kii Codaynta, Kadib Markii Uu Ka Lumay Kaadhkiisii Hore Ee Codayntu

focus

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu.

Gudoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta.

Gudoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay kamid ahaayeen, Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Ibraahim Salaf, Maxamuud Cali Muuse Jiir oo kamid masuuliyiinta sare ee Xisbiga iyo Murashaxiin kale.

More in focus

To Top