Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Maxamed Cali Weji Oo Xanuun U Jiifa Magaalada Hargeysa

focus

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa Weriye Maxamed Cali Weji ka qaaday xilkii agaasimaha Televationka qaranka Somaliland isaga oo xanuun u jiifa Magaalada Hargeisa,Waxaana xilkaasi loo magacaabay Cabdirisaaq Cismaan oo ka tiraan warbaahinta qaranka.
Maxamed Cali Weji Waxa loo magacaabay agaasimaha waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta somaliland.

Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sidoo kale agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah Waaxaha Wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soosaaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), waxaanu u qornaa sidan:-

More in focus

To Top