Connect with us

somalilandtoday.com

Muran Hadheeyay Doorashada Itoobiya

focus

Muran Hadheeyay Doorashada Itoobiya

Muran Hadheeyay Doorashada Itoobiya

(SLT-Addis Ababa)- Guddiga doorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay diyaargarowga doorashada ee guddiga looga baahnaa qaarkood inuu dhammeystiray balse deegaannada qaarkood ay kaalintooda ka gaabiyeen.

Sida uu dhigayey jadwalka doorashada ee guddiga u yaallay badhtamaha bishan waxay ahayd in la billaabo furitaanka xafiisyada guddiga doorashooyinka ee deegaannada iyo inay bilaamaan tababarrada doorashada la xidhiidha.

Hase yeeshee, wuxuu guddigu sheegay howlihi loo igmaday inuu qabtay balse taageeradi loo baahnaa uu ka helin ismaamullada ka jira dalka Itoobiya.

Wuxuuna guddigu war qoraal ah uu soo saaray uu ku sheegay inaan shan deegaan weli laga furin xafiisyadii howlaha doorashooyinka ka shaqeyn lahaa.

More in focus

To Top