Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Ku Yeeshay Hargeysa

focus

Xisbiga WADDANI Oo Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Ku Yeeshay Hargeysa

Xisbiga WADDANI Oo Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Ku Yeeshay Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo kulan u furay Guddoomiyeyaasha Gobollada ee Xisbiga WADDANI.


Shirkan ayaa lagu lafaguraya qorshaha Xisbiga ee xulista Musharraxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, Shuruudaha Xisbigu ka rabo musharraxiinta iyo u diyaargarowga Doorashooyinka soo fool leh.

More in focus

To Top