Connect with us

somalilandtoday.com

Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Lagu Soo Kordhiyey Beeb Cusub Oo Shidaalka Maraakiibta Soo Gaadhsiinaya Haamaha.

focus

Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, ayaa lagu soo kordhiyey beeb cusub oo shidaalka Maraakiibta soo gaadhsiinaya Haamaha.

Beebkan, ayaa lagu sameeyey Tijaabadii u dambaysay ee lagu eegayo inuu u shaqaynayo sidii loogu talo galay.

Markabkii u horreeyey ayaa isla maanta lagu soo xidhay, iyada oo aan la arag wax cilad ah, sidaasna uu ku guuleystay shaqada Beebkan cusub.

More in focus

To Top