Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Mas’uuliyiinta Barnaamijka Nafaqaynta Hooyadda Iyo Dhalaanka .

focus

(SLT-Hargyasa)- Madaxwene-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulan ballaadhan la qaatay masuuliyiinta iyo wakiil-bulsheedyadda barnaamijka nafaqaynta hooyadda iyo dhalaanka Somaliland ee (SUN) Kulankan oo ay soo qaban-qaabiyeen Xafiiska Madaxweyneku-xigeenka Somaliland u qaabilsan nafaqaynta hooyada iyo dhalaanka ee (SUN) ayaa warbixino lagaga dhagaystay ku saabsan wax-qabadka barnaamijkani iyo sidii loosii dar-dar gelin lahaa mashruucan sanadka 2021.

Madaxwene-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ku dheeraaday muhiimadda uu qaranka u leeyahay barnaamijkani, waxaanu ku adkeeyay masuuliyiinta wasaaradaha ay wada-shaqaynta leeyihiin SUN inay dar-dar geliyaan maadama lagu jiro xaaladda CORONA oo dadka nugul u saamayn kleeyahay.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top