Connect with us

somalilandtoday.com

Baanka dhexe Somaliland Oo Shaqaale Rasmi Ah Ka Dhigay Gabadhii Yarayd Ee Muuqaalka Laga Duubtay.

focus

Baanka dhexe Somaliland Oo Shaqaale Rasmi Ah Ka Dhigay Gabadhii Yarayd Ee Muuqaalka Laga Duubtay.

Baanka dhexe Somaliland Oo Shaqaale Rasmi Ah Ka Dhigay Gabadhii Yarayd Ee Muuqaalka Laga Duubtay.

Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay.

Baanka ayaa soo saaray qoraalkan.

“Madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee JSL, markii ay arkeen muuqaalka lagu baahiyay barraha bulshadda ee ku saabsan gabadha yar ee gacanta ku xidhan calanka JSL, taas oo ay muuqatay ku xadgudub xuquuqiyaadka aasaasiga ah ee gabadha yar, isla markaana ay arkeen duruufaha ku gadaaman qoyska gabadha yar;

Waxaa uu Guddoomiyaha Baanku Go’aamiyay in gabadhaas yar laga shaqaalaysiiyo Baanka Dhexe ee JSL”

More in focus

To Top