Connect with us

somalilandtoday.com

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

focus

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

(SLT-Norway)-Xoghayaha dhaqaalaha Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Norway iyo xubno kale ayaa gudiga Doorashooyinka qaranka ee Somaliland ku hambalyeeyey hirgelinta diwaangelinta Kaadhka Codbinta doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka.

Xoghayaha dhaqaalaha Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Norway Shucayb Yaasiin Maxamed iyo Mujaahid C/laahi Saleebaan Bidde, ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyey in ay is diwaangeliyaan oo qaataan Kaadhka Codbixinta doorashooyinka, iyaga oo tilmaamay muhiimadda uu ay doorashooyinku u leeyihiin Somaliland.

Waxayna labadan masuul si gaar ag baaq ugu direen bulshada Somaliland ee ku dhaqan gobollada Bari ee dalka, iyaga oo sheegay in qaadashada Kaadhka Codayntu ay meesha ka saarayso tabashooyinkii golayaasha qaranka isla markaana loo baahan yahay in bulshadu dhexda u xidhato sidii ay u qaadan lahaayeen Kaadhka Codaynta.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top