Connect with us

somalilandtoday.com

KENYA Duqeyn Culus Ka Geystay Gudaha Dalka Soomaaliya

focus

KENYA Duqeyn Culus Ka Geystay Gudaha Dalka Soomaaliya

KENYA Duqeyn Culus Ka Geystay Gudaha Dalka Soomaaliya

(SLT-Gedo)-Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay gobolkaasi ay duqeymo dhanka cirka ah ka geysteen diyaaradaha dagaalka Kenya, iyada oo haatan laga helayo faah faahino dheeraad ah.

Duqeynta oo aheyd mid culus ayaa lala bartilmaameedsaday deegaanka Raaso-Ugaas oo ka tirsan gobolka Gedo, halkaas oo ay ku dhaqan yihiin dad xoolo dhaqato.

Illaa 7 gantaal ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaceen deegaankaasi, lamaga oga weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyntaasi.

Sidoo kale is-gaadhsiinta deegaanka la duqeeyey ayaa aad u liidata, taas oo hoos u dhigtay in xog badan iyo macluumaad laga helo weerarkaasi.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top