Connect with us

somalilandtoday.com

Uganda Airline Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Toos Ah Oo Isku Xidhaya Hargeysa Iyo Kampala

focus

Uganda Airline Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Toos Ah Oo Isku Xidhaya Hargeysa Iyo Kampala

Uganda Airline Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Toos Ah Oo Isku Xidhaya Hargeysa Iyo Kampala

(SLT-Kampala)-Shirkadda diyaaradaha ee Uganda ayaa sheegtay inay sanadkan qorshaha ugu jirto in ay duulimaadyo toos ah ka bilawdo magaalooyinka

Kinshasa Ee Dalka DRC, Zanzibar, Asmara ee Eritrea, Hargeisa ee Waddanka Somaliland, Lusaka Oo Ku Taala Zambia, Harare ee Zimbabwe, Johannesburg ee South Africa, Djibouti, iyo Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.

Diyaaradan Uganda Airlines ayaa bishii August 28, sanadkii 2019, Bilawday Duulimaadyadeeda Garoonka Entebbe Ku xidhaya Magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Dar es Salaam, Kilimanjaro, Juba, Bujumbura, iyo Mogadishu.

Duulimaadkeeda Hargeysa Iyo Kampala ayaa ah mid faa’iido wayn u soo kordhinaya Isu socodka Labada Dal, madaama ay Dadka Reer Somaliland Halkaas U Tagaan safaro Isugu Jira Waxbarasho iyo Kuwo Kaleba

More in focus

To Top