Connect with us

somalilandtoday.com

Dhul-gariir Xoog Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Xoggo Ku Saabsan

News

Dhul-gariir Xoog Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Xoggo Ku Saabsan

Dhul-gariir Xoog Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Xoggo Ku Saabsan

(SLT-Boorama)-Wararka aanu ka helayno magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa sheegaya in xalay 1: 17 Daqiiqo ka dhacay Dhul Gariir weyn kaas oo dadka hurdada ka soo kiciyay.

Dhul Gariirkan oo ilbidhiqsiyo kooban ahaa, ahaa argagax ku riday bulshada ku nool magaalada Borama qaybaheeda kala duwan.

Waxaa kale oo wararku intaas ku dareen in laga dareemay deegaanada deriska la ah, sida DDS.

Illaa hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Dhul Gariirkaasi, maamulka iyo masuuliyintuna kamay hadal.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in News

To Top