Connect with us

somalilandtoday.com

Nooc Cusub Oo Fayraska Korona Oo Laga Helay Ingiriiska

focus

Nooc Cusub Oo Fayraska Korona Oo Laga Helay Ingiriiska

Nooc Cusub Oo Fayraska Korona Oo Laga Helay Ingiriiska

(SLT-London)-Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay inay xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay.

Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska kaga imanayay.

Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari England

Raysal wasaaraha Britain Boris Johnson wuxuu sabtidi ku dhawaaqay xayiraado afar heer oo kala duwan maraya oo laga hirgelinayo goobaha nooca cusub ee fayraska korona laga helay, wuxuuna gabi ahaanba uu meesha ka saaray nasashadi iyo kulammadi ay malaayiinta qof ee u dabbaal degaya ciidda miilaadiga ay sameynayeen.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top