Connect with us

somalilandtoday.com

Baanka Dhexe Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Jebinta Go’aanadii Sicirbararka

focus

Baanka Dhexe Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Jebinta Go’aanadii Sicirbararka

Baanka Dhexe Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Jebinta Go’aanadii Sicirbararka

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cali Ibrahim Jaamac Baqdaadi ayaa Warsaxaafadeed uu shalay soo saaray waxa uu uga digay Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Telesom, Somtel Dahabshiil iyo Golis Somaliland aanay mobiladooda ku diri karin Wixii lacag ah ee ka yar 100 dollar.

Guddoomiye Baqdaadi ayaa sheegay in Shirkadaha Isgaadhsiinta Telesom, Somtel Dahabshiil iyo Golis Telecom Somaliland ay adeegyadooda Zaad, E-Dahab iyo Sahal ay diraan Lacagta ka yar 100$ taasina ay caqabad ku tahay la dagaalanka Sicir bararka, ilaalinta iyo dejinta Shilling Somaliland Isla markaana ay burinayso go’aanadii hore Xukuumadda Somaliland uga soo saartay Sicir bararka.

Warsaxaafadeedkan ayaa u dhignaa sidan:

More in focus

To Top