Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Guurtida Somaliland Oo Mooshin Ka Gudbiyay Hay’adda UNDP

focus

Golaha Guurtida Somaliland Oo Mooshin Ka Gudbiyay Hay’adda UNDP

Golaha Guurtida Somaliland Oo Mooshin Ka Gudbiyay Hay’adda UNDP

(SLT-Hargeysa)-Qaar ka mida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa mooshin ka keenay hay’adda UNDP, oo ay sheegeen in ay farogelin ku hayso golahooda.

Mooshinkan ayaa buuq badan ka dhex dhaliyay fadhigii saaka ee golaha guurtida oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top