Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga KULMIYE oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Saaxil

focus

Xisbiga KULMIYE oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Saaxil

Xisbiga KULMIYE oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Saaxil

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa maanta Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Saaxil.
Mudane, Sacad Cilmi Guuleed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee xisbiga madax uga wakiil ah Gobolka Saaxil.
Qoraalka magacaabista Guddoomiyaha cusub ee xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu u qornaa sidan:-

More in focus

To Top