Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland Haddii Ay Garan Kari Waydo Sida Ay Uga Faaiidaysan Karto Ahmiyadda Buqcadda Dal Ahaan Ay Dhacdo Saw Maaha Nin Dahab Haysta Oo Gaajo U Bakhtiyaya” Cali Gurey

focus

“Dalka Sudan oo dalka Ruushka ka siisay saldhig ciidan magaalada Port Sudan ee ku taal Badda Cas. Hore waxa loo ogaa in Ruushku ay muddo ku gaaf wareegayeen Somaliland iyagoo danaynayay in dib loogu celiyo Saldhiggii ay ku lahaayeen Berbera xilgii Midowga Soofiyaatiga ha yeeshee la sheegay in ay dhinaca dawladda Somaliland uga suurogeli wayday iyadoo aan ilaa hadda la garanayn cidda ay u xidhan tahay Berbera oo dhinaca jiyo-siyaasiga (geopolitical) la og yahay in ay uga muhiimsan tahay Port Sudan oo Khaliijka Cadmeed, Marinka Baabul Mandab Iyo Badwaynta Indian Ocian intaba ay isku xidhayso ugana dhawdahay Port Sudan. Caalamku waa dano maaha jacayl iyo nacayb dhinacyo badan oo danaynayay Berberana way jireen waanay jiraan. Hadii aad adigu dantaada garan waydid ama kuwo kale oo aan adiga dantaada waydin uga warwareegto dantaada dee waa adiga iyo garashadaada.

Somaliland haddii ay garan kari waydo sida ay uga faaiidaysan karto ahmiyadda buqcadda dal ahaan ay dhacdo saw maaha nin dahab haysta oo gaajo u bakhtiyaya oo aan garanayn qiimaha dahabka uu haysto”

More in focus

To Top