Connect with us

somalilandtoday.com

Shabakad Cusub Oo Kusoo Biirtay Baraha Bulshada

focus

Shabakad Cusub Oo Kusoo Biirtay Baraha Bulshada

Shabakad Cusub Oo Kusoo Biirtay Baraha Bulshada

Shirkadaha maamula baraha bulshada ayaa sannadkan 2020 tiradoodu sii badatay kadib markii xanuunka Coronavirus uu iskaga gudbay xuduudaha dunned oo dhan, nolosha dadka badankiisana ay daruuri u noqdeen adeegsiga internet-ka iyo baraha ay bulshadu ku xidhiidho.

Tan iyo markii ay soo dhawaatay doorashada madaxtinimada Maraykanka, shabakadaha qaarkood ayaa soo rogay faaf-reeb si ay uga hortagaan fariimaha ay u arkaan inay bulshada kicinayaan, taasina waxay keentay in dadka qaar culays u arkaan in fariimohooda la baahin waayo.
Sidaas darteed yaa todobaadkii hore la sameeyay shabakad cusub oo baraha bulshada oo lagu magacaabo Parler, oo aan waxba ka joojinayn dadka adeegsanaya, waxana durba isticmaalaya ku dhawaad 5 million oo qof.

More in focus

To Top