Connect with us

somalilandtoday.com

Dacwad Ka Dhan Ah FARMAAJO Oo Loo Gudbiyay Beesha Caalamka

focus

Dacwad Ka Dhan Ah FARMAAJO Oo Loo Gudbiyay Beesha Caalamka

Dacwad Ka Dhan Ah FARMAAJO Oo Loo Gudbiyay Beesha Caalamka

(SLT-Muqdisho)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dacwad ka dhan ah Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble u gudbiyay Beesha Caalamka.

Guddoomiye Xaashi ayaa Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ku eedeeyay inay ku tunteen sharciga u yaalla dalka Soomaaliya, isla markaana ay nidaam sharci darro ah ku magacaabeen guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka kooban laba Bog ayuu u kala diray Beesha Caalamka iyo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee James Swan, wuxuuna ka dalbaday inay soo fara-geliyaan arrimaha Doorashada dalka ka dhacaya 2020/2021.

Hoosn ka Akhriso Qoraalka Dacwada ee uu gudbiyay Cabdi Xaashi.

More in focus

To Top