Connect with us

somalilandtoday.com

“Waxaan Soo Ridnay Diyaarad Duqaynaysay Meelo U Dhaw Maqale…” Afhayeenka TPLF

focus

“Waxaan Soo Ridnay Diyaarad Duqaynaysay Meelo U Dhaw Maqale…” Afhayeenka TPLF

“Waxaan Soo Ridnay Diyaarad Duqaynaysay Meelo U Dhaw Maqale…” Afhayeenka TPLF

Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay in shalay ay soo rideen ciidamada degaanka Tigray diyaarad doonaysay inay duqayso meelo u dhaw Maqale.

Getachow ayaa sidoo kale beeniyay war kasoo baxay Taliyaha Ciidanka ee Itoobiya oo sheegayay inay ciidanka Qaranka ee Itoobiya lawareegeen magaalooyin hor leh.

Ma jirto warar xaqiijinaya sheegashada labada dhinac ee ku saabsan guulaha uu mid walba sheeganayo iyo waliba khasaaaha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan sii jiitamaya ee u dhaxeeya Ciidanka Fadaraalka Itoobiya iyo kuwa degaanka Tigray.

More in focus

To Top