Connect with us

somalilandtoday.com

“VITZ-tu Waxa Ay Badbaadisay Bilaa Camal Badan Oo Tahriibi Lahaa…”

focus

“VITZ-tu Waxa Ay Badbaadisay Bilaa Camal Badan Oo Tahriibi Lahaa…”

“VITZ-tu Waxa Ay Badbaadisay Bilaa Camal Badan Oo Tahriibi Lahaa…”

“Tallaabada joojinta gaadiidka VITZ-ta waa go’aan dawladnimada ka arradan oo muujinaya axmaqnimo iyo arxandarro maamul. Xukuumaddu waxay u taqaan VITZ-ta gaadhi aan manfac lahayn, shacabkuna waxay ogyihiin in V8-ka wasiirradu ku raaxaystaan aanu manfac inoo lahan dhaqaale ahaan. Waxa ku nool kumanaan qoys, waxa shaqo abuur ka helay dhallinyaro badan, VITZ-tu waxay badbaadisay bilaa camal badan oo Tahriibi lahaa.”
Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI Md Maxamed Sidiiq Dhamme, Halkan hoose ka Daawo

More in focus

To Top