Connect with us

somalilandtoday.com

Murashaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya Oo Diiday Gudida Doorashooyinka

focus

Murashaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya Oo Diiday Gudida Doorashooyinka

Murashaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya Oo Diiday Gudida Doorashooyinka

Qaar ka mid ah murashaxiinta madaxtinimada ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa kasoo hor jeedsaday gudida doorashooyinka heer federaal ee uu magacaabay xafiiska raysalwasaaraha Soomaaliya.

Murashaxiin ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Xasan Cali Khayre iyo kuwo kale ayaa soo bandhigay diidmadooda ku aadan xubnaha cusub ee gudida doorashoooyinka Soomaaliya.

Diidamadooda ayay ku sheegeen in ay tahay ‘in xubanaha gudidu ay ka mid yihiin Villa Soomaaliya, dadka baraha bulshada ka taageera Farmaajo iyo hay’adda sirodoonka ee NISA.

More in focus

To Top