Connect with us

somalilandtoday.com

Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

focus

Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

(SLT-Hargeysa)-Fannaanka caanka ah ee Qamar Suugaani ayaa saaka dib u helay xorriyadiisa.

Fanaanka Qamar Suugaani ayaa dhawaan lagu xidhay magaalada Berbera, xilli uu socdaal dhanka dhulka kaga yimid Garoowe.

Fanaanka ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa magaalada Muqdisho.

More in focus

To Top