Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Mujaahid Axmed Mire

focus

Madaxweyne Biixi Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Mujaahid Axmed Mire

Madaxweyne Biixi Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Mujaahid Axmed Mire

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga madaxtooyadda ku qaabilay Axmed Mire Maxamed , oo ka mid ahaa udub-dhaxaadkii Ururkii SNM.

Kulanka oo Saacado qaatay waxa madaxweynaha ku wehelinayay Wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiirka dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed.

More in focus

To Top