Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Ku Tagay Marsada Cusub Ee Berbera, Xadhiggana Ka Jaray Taag Cusub Oo Casri Ah Oo Dekedda Loo Soo Iibiyey.

focus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubnaha weftigiisu waxa ay kormeer ku tageen marsada cusub ee Berbera oo ay shaqadeeda iyo casriyeynteedu si xawli ah u socoto, waxana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka iyo hawl-wadeennada dekedda Berbera, isaga oo madaxweynuhu xadhigga ka jaray Taag cusub oo casri ah oo dekedda loo soo iibiyey.

More in focus

To Top