Connect with us

somalilandtoday.com

“Maxamuud Xaashow Da’deed Ahayd Markaad Xoolaha Umadda Ku Tasarufaysay , Aayadaha Quraanka Ee Aad Maanta Soo Daliishanaysa Ma Maantay Soo Dageen?” Siyaasi Buuni

focus

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdinaasir Maxamed Buuni oo hore uga tirsanaa Xisbiga UCID ayaa ka jawaabay khudbad saacad ah oo uu wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somalilan, Maxamuud Xaashi Cabdi u jeediyey qaar ka mid ah warbaahinta taasi oo uu ku dhaliilay Xukuumadda maanta talada haysa.

Siyaasi Buuni ayaa sheegay in Maxamuud Xaashi aanay u banaanayn in maanta uu umadda Somaliland lasoo hor istaago arrimo ku saabsan musuq iyo wax isdabamarin .

“Maxamuud Xaashow da’deed ahayd markaad xoolaha umadda ku tasa rufaysay , Aayadaha quraanka ee aad maanta soo daliishanaysa ma maantay soo dageen ? Soo may jirin markaad xilka haysayba , waxaad umadda u sheegayso waxaad tahay qofka koobaad ee ku sifoobay , aakhiradaada u tudho oo umadda cafis weydiiso ” ayuu yidhi

Halkan ka Daawo Muqaalka

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top