Connect with us

somalilandtoday.com

Gobolka Maroodi-jeex Oo Laga Mamnuucay Boodhadhka Murashaxiinta Iyo Caleemo Saarka Cuqaasha

focus

Gobolka Maroodi-jeex Oo Laga Mamnuucay Boodhadhka Murashaxiinta Iyo Caleemo Saarka Cuqaasha

Gobolka Maroodi-jeex Oo Laga Mamnuucay Boodhadhka Murashaxiinta Iyo Caleemo Saarka Cuqaasha

(SLT-Hargeysa)-Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ayaa Hakiyay Xaysiisyadda Caleemo Saarka Cuqaasha iyo Murashaxiinta aan si rasmi ah loogu diiwaan gelinin ka qayb galka doorashooyinka soo socda.

qoraal kooban oo ay ku baahiyeen maamulka Gobolku bogga  ay ku leeyihiin Degelka Facebook, waxaana uu qoraalkaasi u dhignaa sidan  “Waxa gabi ahaanba laga joojiyey Degmooyinka iyo Jidadka Gobolka Maroodijrex Boodhadhka Xayeysiiska ah ee ku saabsan:

  1. Boodhadhka lagu xayeysiiyo Caleemo saarka Salaadiinta iyo Cuqaasha reeraha.

2. Boodhadhka Dad isku sheegaya Musharixiin iyagoon wali buuxinin shuruudihii musharaxnimo ee u yaalay Xisbiyadii Qaranka & Commissionka Doorashooyinka Qaranka.

More in focus

To Top