Connect with us

somalilandtoday.com

Natiijadda Ka Soo Baxday Baadhitaan Labaad Oo Lagu Sameeyay Maydka Marxuum Cali Khaliif Oo La Shaaciyay

focus

(SLT-Muqdisho)-Baadhitaankii labaad oo lagu sameeyay maydkii AUN Cali Khaliif Galaydh, ka hor inta aan la aasin ayaa la shaaciyay inuu qabay cudurka Covdi 19, taasoo meesha ka saartay shaki hore loo qabay.

Maryam Cabdi Biixi oo ahayd xaaska Cali Khaliif iyo madax dhaqameedyo uu kamid yahay garaadka guud ayaa sheegay inay ku qanceen najiitada baadhitaanka, kadib markii ay hore u dalbadeen in baadhitaan labaad la marsiiyo.

Qoyska Marxuumka ayaa dalbaday in la joojiyo wararka ay ku tilmaameen been abuurka oo sheegaya in marxuunku uu u geeriyooday sabab kale.

Cali Khaliif ayaa sideedii bishaan ku geeriyooday magaalada Jigjiga, geeridiisa oo lama filaan ahayd ayaa keentay shaki weyn oo ku saabsan in la sumeeyay, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top