Connect with us

somalilandtoday.com

Gabadh Dhallinyaro Ahayd Oo Xalay Lagu Dilay Burco

focus

Gabadh Dhallinyaro Ahayd Oo Xalay Lagu Dilay Burco

Gabadh Dhallinyaro Ahayd Oo Xalay Lagu Dilay Burco

(SLT-Burco)-Ugbaad Cali Dhaban-loox, oo ahayd gabadh Dhallinyaro ah oo xalay lagu dilay Burco ayaa maydkeeda la dhigay Cisbitaalka guud ee Burco sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Cisbitaalka Dr Cabdi Suudi.

Ninka ku eedaysan dilka gabadhan ayaa isna Ciidamada Boolisku gacanta ku hayaan.

Ilaa hadda ma cadda sababta Wiilku u dilay gabadha Ciidamada Booliskuna waxa ay sheegeen in ay gacanta baadhitaanka arrintan.

Ugbaad, oo ahayd Hooyo saddex Carruur ah dhashay balse ninkii hore ay kala tageen ayaa la sheegay ninkan hadda eedaysanaha ah ay sheeko wadaag ahaayeen.

More in focus

To Top