Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Boorama Ka Sheegay Inay Diyaar U Yihiin In La Saxo Wixii Dawladda Ka Khaldan

focus

Madaxweyne Biixi Oo Boorama Ka Sheegay Inay Diyaar U Yihiin In La Saxo Wixii Dawladda Ka Khaldan

Madaxweyne Biixi Oo Boorama Ka Sheegay Inay Diyaar U Yihiin In La Saxo Wixii Dawladda Ka Khaldan

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Magaalada Boorama kaga qayb-galay Munaasibad loo sameeyay Qalin-jebinta arday ka aflaxday Jaamacadda Camuud.

Madaxweynaha oo hadal ka jeediyey Munaasibadda Qalin-jebinta Ardayda ka aflaxday Jaamacadda Camuud ayaa sheegay in la saxayo wixii ka khaldan Dawladda, si taa loo sameeyana loo baahan yahay in Dastuurka la raaco.

“Waxaanu diyaar u nahay in la saxo Dawladda, waxaana lagu sixi karaa iyadoo siyaasadda la tayayeeyo oo Dastuurka la raaco.” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Waxaana lagu sixi karaa in dastuurka la raaco, Waayo? haddii doorashada la qaban waayana Dadku way is qabsanayaan..”

More in focus

To Top