Connect with us

somalilandtoday.com

FARMAAJO Oo Booqasho Ku Tagay Eritrea

focus

FARMAAJO Oo Booqasho Ku Tagay Eritrea

FARMAAJO Oo Booqasho Ku Tagay Eritrea

(SLT-Asmara)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhawayd gaadhay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Asmara si diiran ugu soo dhoweeyey dhiggiisa dalkaasi, Isaias Afwerki.

Booqashada madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa qaadan doonto muddo laba cisho ah, sida ay xaqiijisay xukuumadda Asmara.

Sidoo kale wuxuu kulamo kala duwan uu la qaadan doonaa madaxda sare ee dalkaasi, iyagoo ka wada-hadli doono arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xidhiidhkaa Eritrea iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hor inta aanu gaadhin Asmara ka soo amba-baxay magaalada Jubba ee caasimadda Suudaanta Koonfureed, halkaas oo uga qeyb-galay munaasabadda dhaqan-gelinta heshiiska Suudaan.

More in focus

To Top